Maalinta Caalamiga ah ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa, Wakiilka

$ 19.00

4.9
(246)
In stock
Description

Muqdisho – Isaga oo ka qeyb galaya Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee La dagaalanka Musuqmaasuqa, ayuu Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay dhismaha hay’ado isla xisaabtanka iyo hufnaanta leh, wuxuuna soo dhoweeyay horumarka uu dalka ka sameeyay dhinacyadan. “Musuqmaasuqu wuxuu caqabad wayn ku yahay horumarka. Wuxuu wiiqayaa dedaallada ku aaddan dowlad-dhisidda, nabadda iyo dib-u-heshiisiinta.

Somali National Television - , Telefishinka Qaranka Soomaaliya

Mogadishu Online News

QM waxay soo dhoweyneysaa talaabooyinka ay dhowaan qaaadday Dowladda Federaalka ah ee la-dagaallanka musuq-maasuqa

PDF) ‎Training Guide for Islamic Workers‎ (‎Tusaha Carbinta ee Howlwadeenada Islaamiga) Somali Language

AMISOM Magazine - Issue 22 - Somali by AMISOM Somalia - Issuu

Maalinta Caalamiga ah ee la dagaallanka musuqmaasuqa: 'Wax caddeyn ah looma hayo in dowladda Soomaaliya ay musuqmaasuq sameyso' - BBC News Somali

Deeq A.'s Content - Page 236 - Somali Forum - Somalia Online

Maalinta Caalamiga ah ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa, Wakiilka Qaramada Midoobay oo iftiimiyay muhiimadda hay'ado adag oo lala xisaabtami karo

Ololaha sannadlaha ee 16ka maalmood ee u hawlgelidda la dagaallanka xadgudubka ku salaysan jinsiga ayaa lagu daah furay Soomaaliya

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay jeex-jeexa Qur'aanka Kariimka ah ee ka socda magaalada Hague – Ururka Iskaashiga Islaamka.

La Dagaalanka Musuqmaasuqa Soomaliya-Wajahaad bartilmaameedsan